Baarlamaanka oo khudbad ka dhageysanaya Musharaxiinta Guddoonka Baarlamaanka

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dhageysanaya musharaxiinta u tartamaya xilalka kala duwan ee guddoonka baarlamaanka Soomaaliya.

Ilaa 22-Musharax ayaa u taagan saddaxda xil ee guddoonka baarlamaanka sida ay shaaciyeen Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka baarlamaanka ee Soomaaliya.

  1. Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka – 4 Musharax
  2. Xilka Gudoomiye Ku Xigeenka Koowaad Baarlamaanka – 6 Musharax
  3. Xilka Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad Baarlamaanka – 12 Musharax

 

11-ka iyo 12-ka Bishaan ayaa waxaa lagu wadaa inay dhacdo Doorashada guddoonka baarlamaanka ee Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*
*