6 Musharax oo Matalaysa Gobollada Waqooyi oo ku Guulaystay Doorashayoonka Aqalka Sare

Janaayo 8, 2017

Muqdisho, Soomaaliya- Doorashada xubnaha Aqalka Sare ee gobalada Waqooyi ayaa ka socota magaalada Muqdisho, waxaana la doortay ilaa iyo Afar xildhibaan, iyadoo qorshuhu uu yahay in maanta la doorto lix xubnood.

Xubnaha ilaa iyo hada la doortay ayaa waxay kala yihiin.

  1. Xildhibaan Cabdi Xaashi cabdulaahi.
  2. Xildhibaan Muxudiin Sheekh Jaamac.
  3. Xildhibaan Mustaf Maxamed Qodax.
  4. Xildhibaan Muna Cumar xasan.

Doorashada ayaa wali ku socota si habsami ah, toos noola soco wixii ku soo kordhaa doorashada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*
*