List/Grid

In Somali Subscribe to In Somali

Guddiga doorashadda oo ku dhawaaqay in la baddelay goobtii lagu qabanayo doorashadda madaxweynaha

February 05, 2017 Guddiga Doorashadda Madaxweynaha JFS ayaa Shaaciyay  in laga wareejiyay dugsiga tababarka ciidamada Boliiska Jen Kaahiye oo lagu waday in ay ka dhacdo  doorashada madaxweynaha, kaddib cabsho ka… Read more »

Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Oo Muqdisho Kula Kulmay Guddiga Hir gelinta Doorashooyinka Dadban

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari”, Guddoomiye ku xigeenka koobaad Mudane C/weli Sheekh Ibraahim Muudeey, Guddoomiye ku xigeenka labaad Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo uu wehliyo Xoghayaha… Read more »

Golaha Qurba-joogta Puntland oo Madaxweyne Gaas ku Dhaliilay Hogaan xumo

Dowladda uu Hogaamiyo madaxweynaha Puntland ee C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa lagu dhaliilay waxqabad la’aan ka dib shir loo dhan-yahay ooay  isugu yimaadeen qurba joogta Puntland ,kaasi oo ka dhacay… Read more »

Wasiir ku xigeenkii howlaha guud ee Puntland oo is casilay

Garowe, Puntland – Wasiir ku xigeenka howlaha guud iyo gaadiidka Puntland-Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Faarax oo ku magac dheer Dujaana ayaa sheegay in uu xilka iska casilay, kaddib markii uu la… Read more »

Baarlamaanka oo khudbad ka dhageysanaya Musharaxiinta Guddoonka Baarlamaanka

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta dhageysanaya musharaxiinta u tartamaya xilalka kala duwan ee guddoonka baarlamaanka Soomaaliya. Ilaa 22-Musharax ayaa u taagan saddaxda xil ee guddoonka baarlamaanka sida ay shaaciyeen Guddiga… Read more »

6 Musharax oo Matalaysa Gobollada Waqooyi oo ku Guulaystay Doorashayoonka Aqalka Sare

Janaayo 8, 2017 Muqdisho, Soomaaliya- Doorashada xubnaha Aqalka Sare ee gobalada Waqooyi ayaa ka socota magaalada Muqdisho, waxaana la doortay ilaa iyo Afar xildhibaan, iyadoo qorshuhu uu yahay in maanta la… Read more »

Wasiir Ku Xigeenkii Hore ee Wasaaradda Shaqadda iyo Isboortiga Puntland Marxuum Ahmed Cigaal Cawaale oo Shalay Geeriyooday

Tacsi Inaa lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun. Geeridu waa xaq, waxa shalay oo ay taariikhdu tahay December 30, ku geeriyooday Magaaladda Hargeysa Marxuum Ahmed Cigaal Cawaale, oo ahaa siyaasi ka… Read more »

[Daawo]Beel ka Mid Beelaha dega Gobolka Mudug oo Bayaan ka soo saaray Xaalada Guud ee Puntland

Madaxa Dawladda Puntland oo Qoon deeyey Saxdeda Kursi ee Madasha qaranku ku kordhisay Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

December 25, 2016 Garoowe, Puntland -Madaxweynaha Dawladda Puntand Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii uu hogaaminayey ee magaalada muqdisho uga qayb gelayey shirka  madasha wadatashiga qaran 24 -25 December… Read more »

Dhaq-dhaqaaq Ganacsi oo ka bilowday Magaalada Hobyo

Magaalada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa muddo dheer ka dib waxaa ka bilowday dhaqdhaqaaq ganacsi, ka dib markii todobaadkan ay Dekadda macmalka ah ee Hobyo ay ku soo xirteen laba… Read more »